Interwoven Roots & Routes: An Intercultural Festival of Somali and Scandinavian Heritage

This event has passed.

1866 13 1/2 14th Ave, Cameron, WI 54822
@ 10:00 am CDT - 5:00 pm CDT

Hoos ugu soco tarjumaada soomaaliga.

Soo dhowow! Velkommen! Welcome! Join in a day of food, craft, dance, music, and community, hosted at Pioneer Village Museum and featuring tradition-bearers from Barron and beyond!

We’ll start the day with a lefse-making demonstration led by members of the Sons of Noway – Dovre Lodge alongside a malawax-making demonstration led by members of Barron’s Somali community. Then we’ll head over to the Pavilion for a conversation about the histories and experiences of the Scandinavian and Somali diasporas in Barron. Afterwards, the Pavilion will transform into an exhibit space where you can view artifact displays put on by the Somali Museum of Minnesota and by the Sons of Norway. Along with viewing objects, you’ll be able to try out techniques: artists-in-residence from the Somali Museum will present kebed fingerweaving, and Laurel Sanders from the Duluth Fiber Guild will present Norwegian, Sámi, and Anishinaabe (Ojibwe) bandweaving.

We’ll finish the day with dance and music. The Somali Museum Dance Troupe will perform back-to-back with the Washington Island Scandinavian Dancers, and each group will also lead a short workshop so you can learn the moves. Afterwards, Somali women from Barron will perform a festive form of ballad-singing and dancing called buraanbur. Then we’ll clear chairs in the Pavilion for dancing as the Scandinavian folk band Ponyfolk plays to close out the event.

General Schedule
10-11am – Food Demonstrations
11am-1:15pm – Cultural Presentations
1:30-3:30pm – Dance Performances
3:30-5pm – Musical Performances

Tickets
$10 Adults (15+)
$8 Seniors (65+)
$5 Children (5-15)
Children under 5: Free
$1 SNAP Recipients (FoodShare; QUEST)
Active Duty Military & Families: Free

Isku-marmida Asalka iyo Dhaqdhaqaaqa: Dabaaldegga dhaxalka dhaqamada kala duwan ee Soomaaliya iyo Iskandinefiyanka
1866 13 1/2 14th Ave, Cameron, WI 54822
Luuliyo 20, 2024 @ 10:00 am CDT – 5:00 pm CDT

Soo dhowow! Velkommen! Welcome! Ku soo biir maalin cunto, farshaxan, qoob-ka-ciyaar, muusik iyo bulsho, oo lagu qabtay Madxafka Pioneer Village oo soo bandhigaya dad ay ka muuqato caadooyinkooda oo ka kala yimid Barron iyo meelo kale.

Waxaan maalinta ku billaabi doonnaa bandhig samaynta rootiga Norway (lefse) oo ay hoggaaminayaan xubno ka tirsan shirkadda Walaalaha Norway (Sons of Noway) – Dovre Lodge oo ay barbar socoto bandhig samaynta malawaxa oo ay hoggaaminayan xubno ka tirsan bulshada Soomaaliyeed ee Barron. Ka dib waxaan u gudbi doonaa Balbalada si looga wadahadlo arrimo ku saabsan taariikhaha iyo waayo-aragnimada Iskandinefiyanka iyo qurba-joogta Soomaalida Barron. Ka dib, Balbalada ayaa isku beddeli doonta meel bandhig ah oo aad ku arki karto bandhigyo farshaxan oo soo bandhigay Matxafka Soomaaliyeed ee Minnesota iyo Walaalaha Norway. Iyada oo la socoto daawashada alaabo, waxaad awoodi doontaa inaad tijaabiso farsamooyin: farshaxanka Matxafka Soomaaleed ayaa la soo bandhigi doona sida loo falkiyo kebedda, Laurel Sanders oo ka socota Duluth Fiber Guild waxay soo bandhigi doontaa dharka dadka reer Norway, Sámi, iyo waxay soo bandhigi doontaa sida loo falkiyo jijinta Anishinaabe (Ojibwe).

Waxaan maalinta ku soo gebagebeyn doonnaa qoob-ka-ciyaar iyo muusik. Kooxda Qoob-ka-ciyaarka Matxafka Soomaaliyeed ayaa waxay qoob-ka-ciyaarka back-to-back ah la ciyaari doonaan qoob-ka-ciyaaryahannada Iskandanefiyanka ee Jasiiradda Washington, koox kastaa waxay sidoo kale hoggaamin doontaa aqoon-is-weydaarsi gaaban si aad u barato sida wax u socdaan. Intaasi ka dib ayaa haweenka Soomaaliyeed ee reer Barron wax ay soo bandhigi doonaan buraanbur iyo qoob-ka ciyaar. Kadibna waxaan Balbalada kuraasta uga saari doonnaa qoob-ka-ciyaarka iyadoo Kooxda Iskandenafiyanka ee Ponyfolk ay ciyaaraan si ay u soo xiraan xafladda.

Jadwalka Guud
10-11am – Soo bandhigid Cuntooyin
11am-1:15pm – Bandhig Dhaqameed
1:30-3:30pm – Bandhig Ciyaareed
3:30-5pm – Bandhig Muusik

Tigidhada
$10 Dadka waaweyn (15+)
$8 Dadka da’dooda ka weyntahay (65+)
$5 Caruurta (5-15)
Caruurta da’doodu ka hoosayso 5: Lacag la’aan
$1 Barnaamijka Kaalmada Nafaqada Dheeraadka ah (SNAP) Qaatayaasha (Hay’adda FoodShare; kaadhka QUEST)
Ciidamada Shaqeeya Waqti buuxa & Qoysaska: Lacag la’aan.

 


This event is part of the project “Interwoven Roots & Routes: Somali and Scandinavian Heritage in the Upper Midwest.” The project is funded in part by a grant from Wisconsin Humanities, an agency which strengthens our democracy through educational and cultural programs that build connections and understanding among people of all backgrounds and beliefs throughout the state. Wisconsin Humanities funding is supported in part by the National Endowment for the Humanities. Any views, findings, conclusions or recommendations expressed in this project do not necessarily represent those of the National Endowment for the Humanities.

Hawshan waxay qayb ka tahay mashruuca “Interwoven Roots & Routes: Somali and Scandinavian Heritage in the Upper Midwest.” Mashruuca waxaa lagu maalgeliyay qayb ahaan deeq ka timid Wisconsin Humanities / Golaha Aadamnimadda Wisconsin, oo ah hay’ad xoojisa dimuqraadiyadayada iyada oo loo marayo waxbarasho iyo barnaamijyo dhaqameed kuwaas oo dhisa isku xirka iyo isfahamka dadka asal kasta leh iyo caqiidada gobolka oo dhan. Maalgelinta Bani’aadamnimada ee Wisconsin waxaa qayb ahaan taageera National Endowment for the Humanities / Awqaafta Qaran ee Bina Aadamnimadda. Aragti kasta, natiijooyin, gabagabo ama talo bixin kasta oo lagu sheegay mashruucan qasab maaha in ay matasho kuwa Awqaafta Qaran ee Bina Aadamnimad.